Survey
* Your assessment is very important for improving the work of artificial intelligence, which forms the content of this project
* Your assessment is very important for improving the work of artificial intelligence, which forms the content of this project
SOMALI ENGLISH Xaqiiqda Cudurada Galmada Xanuunka Xubinta Taranka Haweenka STD Facts Vaginitis (waxyaabaha ugu badan ee keena waa: yeast infection, trichomonas, bacterial vaginosis) (most common causes: yeast infection, trichomonas, bacterial vaginosis) Calaamadaha lagu garto Signs and symptoms Calaamadaha xanuunka xubinta taranka haweenka: Vaginal Symptoms For Women: z Cun cun, gubasho ama xanuun laga dareemo xubinta taranka haweenka z Itching, burning or pain in vagina z Dheecaan ka badan intii caadiga ahayd z More discharge than normal z Dheecaanku wuxuu yeelan karaa midab kale ama ur aan wanaagsanayn z Discharge may have foul odor and/or looks different z Haweenka qaar ma muujiyaan wax calaamad ah z Some women have no symptoms Raggu waa qaadi karaa jeermiska haweenka u keena vaginitis Men can acquire germs which cause vaginitis in women z Dheecaan iyo xanuun yar oo laga dreemo xubinta taranka ragga z Discharge and mild discomfort in penis z Badankoodu ma yeeshaan wax calaamad ah, laakiin weli waa fidin karaan jeermiska z Most have no symptoms, but still spread germs Isu gudbinta Transmission Qaar ka mid ah noocyada Vaginitis-ka waxa Fidin kara: Some forms of Vaginitis can be Spread by: z Galmada caadiga ah z Vaginal sex z Galmada aan caadiga ahayn z Oral sex z Ragga sida (carrier) jeermiska keena vaginitis-ka z Anal sex z Men who carry germs which cause vaginitis Dhibaatooyinka ka yimaada cudurkan Complications/consequences Haddii aan la daaweyn Vaginitis-ka: If Vaginitis Is Left Untreated: z Xanuunka yar ee la dareemaa wuu jiri doonaa z Uncomfortable symptoms will continue z Raggu waxay qaadi karaan infekshan ku yimaada qanjirka loo yaqaan prostate (prostate gland) iyo kaadi mareenka (urethra) z Men can get infections in the prostate gland and urethra A collaboration of Minnesota health care providers, including: Blue Cross and Blue Shield of Minnesota (an independent licensee of the Blue Cross Blue Shield Association), Children’s Hospitals and Clinics, Fairview, HealthEast, HealthPartners, Hennepin County Medical Center, Medica, Minnesota Academy of Family Physicians Foundation, Minnesota Department of Health, North Memorial Health Care, Park Nicollet Health Services, Regions Hospital, UCare Minnesota z Ku fidi kartaa dadka kale eed la galmooto z Can be spread to other sex partners z Wuxu ka qayb qaadan karaa keenidda cudurka loo yaqaan "pelvic inflammatory disease" z May contribute to pelvic inflammatory disease z Haddii qofku uur leeyahay waxay keeni kartaa ilamaha oo dhicisnimo ku dhasha z If pregnant, can lead to premature delivery Ka hortagga Prevention Talooyin ku Saabsan Sida loo Yareeyo Fiditaanka Vaginitis (gaaar ahaan Trichomonas): Recommendations to Reduce the Spread of Vaginitis (particularly Trichomonas): z Bacda galmada, marka loo isticmaalo si joogta ah saxna ah, waxay yarayn kartaa khatarta in trichomoniasis-ka la isku gudbiyo z Latex condoms, when used consistently and correctly, can reduce the risk of transmission of trichomoniasis z Isticmaal bac galmo oo ku habboon markasta oo aad samaynayso galmo caadi ah ama aan caadi ahayn z Always use latex condoms during vaginal and anal sex z Yaree tirada dadka ay galmadu idinka dhaxayso z Use a latex condom for oral sex on a penis z U tag dhakhtarkaaga si aad baaritaan u samaysid haddii aad ka shakido inaad cudurka qaadday z Use a latex barrier for oral sex on a vagina or anus (dental dam or condom cut in half) z Ogeysii dadka ay galmadu idinka dhaxayso isla markiiba haddii aad qaaddo cudurka z Limit the number of sex partners z Waa in la daaweeyaa dadka ay galmadu ka dhaxayso ee cudurka qaada (looma baahna in la daweeyo haddii infekshanka uu keenay yeast ama bacterial vaginitis) z Get a test from a doctor or other medical provider if infection is suspected z Notify sex partners immediately if infected z Infected sex partners should be treated (not needed for yeast infection or bacterial vaginitis) Daaweynta Treatment Daaweynta Vaginitis: Treatment of Vaginitis: z Vaginitis waa la daaweyn karaa marka la qaato daawadeeda saxda ah ee dhakhtarku qoro z Vaginitis can be cured with proper medication from a doctor z Trichomonas-ka, dadka ay galmadu ka dhaxayso ee cudurka qaada waa in isku mar la daaweeyaa z For Trichomonas, infected partners should be treated at same time z Trichomonas-ka, ogeysii dhakhtarka haddii aad uur leedahay ama laga yaabo inaad yeelan karto z For Trichomonas, inform doctor if you are or may be pregnant Daaweynta Yeast Infekshan: Treatment of yeast infection: z z Daawooyinka aan dhaqtarku qorin balse laga iibsan karo farmashiyaha waxa isticmaali kara kaliya haweenka eXchange August 2003 Nonprescription medication available at pharmacy should be used only by women who: (Xanuunka Xubinta Taranka Haweenka / STD Facts Vaginitis) 2 © Minnesota Department of Health - Uu horey ugu dhacay yeast infekshanku uuna xaqiijiyay dhaqtar baaray - Have had previous yeast infections diagnosed by physician - Yeesha calaamdaha lagu yaqaan yeast infekshanka - Have typical symptoms of yeast infection Wixii warar dheeraada, la xiriiir: For more information, contact: Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control Division STD and HIV Section Minnesota Department of Health P.O. Box 9441 Minneapolis, MN 55440-9441 (612) 676-5414; (612) 676-5653 TTY Infectious Disease Epidemiology, Prevention and Control Division STD and HIV Section Minnesota Department of Health P.O. Box 9441 Minneapolis, MN 55440-9441 (612) 676-5698; (612) 676-5653 TTY Khadka Teleefonka ee Qorshaynta Qoyska iyo Cudurada Galmada (STD) ee Minnesota 1-800-783-2287 Teleefonka caadiga ah /TTY Minnesota Family Planning and STD Hotline 1-800-783-2287 Voice/TTY Khadka Taleefonada Hay'adda Qaranka CDC Qaybta Qaabilsan Cudurada STD iyo AIDS 1-800-227-8922; 1-800-243-7889 TTY CDC National STD and AIDS Hotlines 1-800-227-8922; 1-800-243-7889 TTY eXchange August 2003 (Xanuunka Xubinta Taranka Haweenka / STD Facts Vaginitis) 3 © Minnesota Department of Health